Wednesday, May 22, 2024

Xisbiga KULAN oo War-cad kasoo saaray kooxaha Mucaaradka ee adeegsada Magaciisa [Akhriso]

Xisbiga Kulan oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si khaldan magaciisa loogu adeegsado war-saxaafadeedyada ay soo saaraan xisbiyo iyo kutlad mucaarad ah.

Qoraalka Xisbiga Kulan oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Xisbiga Cismaan Xasan Cilmi ayaa lagu sheegay in xisbiga uu mowqif dhexdhexaad aamisan yahay, isla markaana aanu la qabin kooxaha iyo xisbiyada soo saaray war-saxaafadeedka ay ku taageereen shirkii Kismaayo.

HOOS KA AKHRISO 

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON