Sunday, May 19, 2024

Somaliland oo cabsi kasoo wajahday Ciidamada Badda Turkiga ee yimid xeebaha Somaliya

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in ciidamada badda Turkiga ee yimid xeebaha Somaliya aysan imaan karin xeebaheeda, kadib heshiis ay dowladda Federaalka la gashay Turkiga oo ku saabsan inay la wareegaan ilaalinta xeebaha Somaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa sheegay inay ku Turkiga ku wargeliyeen inaysan iman karin xeebaha Somaliland, isla markaana ay iyagu ka taliyaan xeebahooda.

“Turkiga waan u sheegnay inaanay xeebaha Somaliland soo gali karin, waana ogyahay in Somaliland xeebaheeda u taliso. Wax arwar ka qabno ma jiro,” ayuu yiri wasiirka caddeeyay inuu gabagabo yahay hirgelinta is-af-garadkii Badda Cas ee u dhex maray Somaliland iyo Dowladda Itoobiya.

Ad

Markab dagaal oo Turkigu leeyahay ayaa dhowaan tegay Dekadda Muqdisho, waxaana socda hirgelinta heshiiska difaaca iyo Dhaqaalaha Somaliya iyo Turkiga oo ay qeyb ka tahay ilaalinta Badda Somaliya oo ay ku jiraan xeebaha Somaliland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON