Friday, May 17, 2024

Alshabaab oo shaacisay Geerida Guddoomiyihii u qaabilsanaa Gobolka Banaadir

Alshabaab ayaa shaacisay inuu geeiyooday Guddoomiyihii hore ee u qaabilsanaa Gobolka Banaadir Sheekh Maxamad Xassan Cumar “Abu Cabdiraxman.

Bayaan tacsi ah oo Alshabaab soo saartay ayaa tacsi loogu diray eheladiisa, asxaabtiisa, ardaydiisa, dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee muslimka geerida ku timid Sheekh Maxamad Xassan Cumar oo xalay ku geeriyooday degmada Jilib.

Alshabaab ayaa sheegtay inuu Sheekh Maxamad Xasan Cumar u geeriyooday xanuun, isagoo kasoo shaqeeyay Dhinacyada Amniga, Tacliinta iyo diyaarinta ciidamada. Waxaana la sheegay inuu soo saaray boqolaal Dagaalamayaal ah oo ka tirsan Alshabaab.

Ad

Wararka ayaa sheegaya kasoo baxay dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in horjooge Maxamed Xasan Cumar uu Bil ka hor ku dhaawacmay hawlgal ay Ciidamada Qaranku ka fuliyeen xadka udhaxeeya labada Shabeelle, kaasoo dhaawiciisa la geeyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe halkaasoo uu ugu geeryooday dhaawaciisa oo halis ahaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON