Tuesday, May 21, 2024

Ugaaskii 21-aad ee Beesha Xawaadle oo Maanta lagu caleemo saaray Gobolka Hiiraan

Waxaa degaanka Daaro-Ugaas Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan maanta lagu caleemo saarka Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Ugaaska Yuusuf oo ah ugaaskii 21-aad ee Beeshan ayaa la sugayay in si rasmi ah loo caleemo saaro ilaa Febraayo 2021 markii uu geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana xafladda caleemo saarka ka qeyb galay mas’uuliyiin, Nabaddoono iyo dadweyne fara badan.

Mas’uuliyiinta ka qeyb galay Munaasabadda caleemo saarka ugaaska waxaa ka mida xildhibaannada kasoo jeeda gobolka Hiiraan, Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Taliyaha Hay’adda NISA iyo Duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada Soomaaliyai iyo deegaannada Soomaali Galbeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON