Friday, May 17, 2024

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka hadlay Mooshinka Madaxweynaha

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada ugu waaweyn ee Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markiisii ugu horeysay ka hadlay mooshinka xil ka qaadista ee qaar ka mida xildhibaanada ka gudbiyeen Madaxweynaha  isagoo sheegay   in Mooshinka iminka laga keenay Madaxweyne Xassan uu ka tarjumaya kala fogaanshaha u dhaxeeya madaxweynaha iyo xildhibaanada oo khilaafkooda dhowr jeer soo laablaabtay.

Farah

“Marka la fiiriyo xaaladihii adkaa ee la soo maray, waxa hadda socda waa wax la xalin karo oo aan dhibaato badneyn” ayuu yiri Faarax Sheekh C/qaadir oo goos-goos kooban laga baahiyay wareysi ay Jariirada Xaqiiqa Times la yeelatay xildhibaanka.

Ad

Wuxuu kaloo ka hadlay Musharaxnimada  Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale doonaya inuu Xasan Sheekh isagu sheegay inuu musharax yahay, isagna la weydiinayo qorshihiisa. Wuxuu meesha ka saaray in dagaal dhici doonin oo kaliya laguin  kala duwan yahay  qaabka federaalka.

Wuxuu iska fogeeyay tuhunka la xiriira inuu kaalin mug iyo miisanba leh ku leeyahay qorshayaasha  Madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna caddeeyay inay aanu fahmin waxa farta loogu godo iyo kooxda madaxweynaha ee lagu tilmaamo.

 

- Advertisement -

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON