Thursday, May 2, 2024

Guddoomiya ku xigeenkii Buulo-mareer oo la dilay

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in  in koox dabley ah ay dil u geysteen Guddoomiye Ku-xigeenkii Buulamareer Xaaji C/qaadir Sheikh Xuseen oo hoygsiisa lagu weeraray.

Buulo-Mareer

Dilka  loo geystay mas’uulkan ayaa la xaqiijiyay inaysan ka danbeyn kooxda Alshabaab baklse salka ku hayo aano qabiil  iyo dagaalada beeleed ee gobolka ka taagan sida sheegay Guddoomiye Kuxigeenka Dhanka Maaliyada Gobolka Shabellaha Hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle .

Ad

Dilalka mas’uuliyiinta gobolka Sh/hoose ayaa sii kordhaya iyadoo dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ay ku gul darreysteen inay xal u helaan xiisada colaadeed ee beelaha Sh/hoose oo soo jiitameysay muddo ka badan 3 sanadood.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON