Friday, May 17, 2024

Taliska Mareykanka ee Afrika oo War kasoo saaray Dilkii Cali Jabal [Akhriso War-saxaafadeed]

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war kasoo saaray weerarkii lagu dilay Waaligii Alshabaab ee G/Banaadir Cali Maxamuud Xuseen (Cali Jabal).

Qoraal saxaafadeed ka soo abxay AFRICOM ayaa lagu in waaxda difaaca Mareykanka ay 30-kii July saqdii dhexe kadib 3:00 habeennimo ay qaaday weerar guuleysatay ku qaaday goob u dhow degaanka Tooratoorow, kaasoo lagu dilay Cali Jabal.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in wax qasaare ah aanu weerarkaasi kasoo gaarin dad shacab ah, isla markaana uu Mareykanka weerarkaasi xiriir kala sameeyay saaxiibada Gobolka.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON