Thursday, May 2, 2024

Ehelada Askarigii Dilay Wasiirkii howlaha Guud oo Bannaanbaxyo ka wada Muqdisho

Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa bannaanbaxyo ka wada magaalada Muqdisho.

Dad isu soo baxay ayaa maanta bannaanbax kale ka dhigay Isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan xukunta dilka ah ee askariga.

Dadkan ayaa ku eedeeyay Maxkamadda ciidamada inay tahay mid siyaasadeysan, waxayna cadaalad darro ku tilmaameen xukunka toogashada ah ee lagu riday askarigan oo beeshooda kasoo jeeda.

Ad

Bannaanbaxyo kale ayaa laga soo weriyay qeybo ka mida magaalada Muqdisho, inkastoo dadka wada ay yihiin kuwo yar oo aan tiro badneyn.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON