Friday, May 17, 2024

Q/Midoobay oo ka digtay macaluul ka dhacda Soomaaliya una dalbatay 864 Milyan oo Doolar [Sawirro]

Hay’adaha gargaarka Q/Midooaby ee ka howl-gala Soomaaliya ayaa codsaday lacag dhan 864 milyan oo doolar si ay u gargaaraan 3.9 milyan oo qof oo u baahan gargaar degdega.

Shir jaraa’id oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa Hay’adaha gargaarka ka sheegeen sheegay in haddii aan si degdeg ah wax looga qaban baahiyaha bani’aadanimo ee hadda taagan ay xaaladdu gaari karto meel halis ah isla markaana Soomaaliya ay ku soo fool leedahay macaluul la mida tii sanadkii 2011.

QORAALKA Q/MIDOOBAY HOOS KA AKHRISO

Ad

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON