Thursday, May 2, 2024

DAAWO: NISA oo soo bandhigtay Lacag Doolarka ah oo lagu sameeyo Magaalada Muqdisho

Hay’adda nabadsugidda NISA ayaa soo bandhigtay koox iyo qalab ay ku sameynayaan lacagaha Doolarka Mareykanka  oo ka soctay magaalada Muqdisho.

NISA ayaa sheegtay in howlgalkaasi uu kaga dhigtay halka askari, waxaan la qabtay lix qof oo falkan ku dhex jiray o la xiray, lana soo taagi doono maxkamad.

SAWIRRADA HOOSE WAXAA  KA MUUQDA LACAGO FARA BADAN OO DOOLAR AH IYO QALABKII LAGU SAMEEYAY

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON