Saturday, May 18, 2024

Qarax ka dhacay Magaalada Jiddah Goob uu ku sugnaa Qunsulka Faransiiska iyo Diblomaasiyiin (Sawirro)

Wararka laga helayo magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhcay Qabuuraha dadka aan muslimiinta ahayn ee magaaladaasi xilli ay ku sugnaayeen Qunsuliyiin ajaaniib ah oo ka mid yahay Qunsulka Faransiiska ee magaalada Jiddah.

Qaraxa oo la sheegay in loo adeegsaday Bam ayaa dhacay iyadoo maanta xus loo sameynayey dhammaanshaha dagaalweyinii labaad ee Dunida, waxaana qaraxa ku dhaawacmay 4 qof, iyadoo diblomaasiyiinta goobta ku sugnaa ay ka mid ahaayeen xubno ka socda dalalka Faransiiska, Giriiga iyo Ingiriiska.

Waxaa la xaqiijiyey in qof Giriig uu ka mid yahay dadka ku dhaawacmay Qaraxa, waxaana weli soo baxaya faahfaahinta qaraxan oo lama filaan ahaa.

Ad

Qof lagu tuhunsan yahay inuu Bam ku tuuray Qabuuraha weerarku ka dhacay ayey Boolisku qabteen, iyadoo baaritaan ku socdo, sida laga soo xigtay warbaahinta Sacuudiga.

Men in military dress appear to be treating a wounded person lying on the ground at the cemetery in Jeddah, the Saudi capital
Blood spatters the ground close to wreathes laid for the Remembrance Day service
A wounded person appears to be on the ground as men in military dress signal to each other
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON