Sunday, May 5, 2024

DEDGEG: Cali Guudlaawe Xuseen oo loo doortay Madaxweynaha cusub e Hirshabeelle

Baarlamaanka labaad ee maamulkla Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Madaxweynihii saddexaad ee maamulkaasi.

Madaxweyne ku xigeenkii hore Cali c/llaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle, kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar oo hore loo saadaaliyey inuu si dhib yar ugu soo bixi doono.

Sida Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ku dhawaaqay Natiijadii doorashada waxaa cod aqbaliyad ah ku guuleysay Cali Guudlaawe, iyadoo dhammaan codadkii la dhibtay uu helay Cali Guudlaawe, marka laga reebo cadad yar.

Ad

Musharax Cali Guudlaawe Xueen ayaa helay: 86 Cod

Halka Musharax C/raxmaan Cismaan Jmcaale u helay: 13

Ma jirin wax xamaasad ah, waxayns doorashsfu ahayd mid aan lagu tartamin oo la sii ogaa cidda kusoo baxeysa, taasoo ay kasoo shaqeeyeen Madaxwtooyada Soomaaliya iyo NISA.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON