Friday, May 17, 2024

Madaxweyne Trump oo si lama filaan ugu dhawaaqay wadahadal uu la gelayo Waqooyiga Kuuriya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu wadahaddalo la billaabi doono Dowlada Kuuriyada Waqooyi marka la gaaro xilliga ay ku habboon tahay.

Wadahadal ku dhexmaray Khadka Telefoonka Arbacadii, isaga iyo dhighiisa Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in, ayuu Trump ku sheegay inuu Mareykanka uu u furfuranyahay wadahadal uu la yeesho Kuuriyada Waqooyi.

Bayaan laga soo saaray Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in labada hogaamiye ay isla garteen muhiimmada sii waditaanka cadaadiska ka dhanka ah Kuuriyada Waqooyi.

Ad

Arrintan ayaa imaneysa xilli Talaadadi hore ay diblamaasiyiin ka kala socda labada Kuuriyada yeesheen wadahadalladi ugu horeeyay muddo sannado ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON