Friday, May 17, 2024

Golaha Ammaanka oo muddo kordhin kama dambeys ah u sameeyay AMISOM

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale muddo kordhin u sameeyay Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan AMISOM,  xilli muddo kama dambeys ah loo qabtay ciidamadaasi uga baxayaan Soomaaliya.

Xubnaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaaa qaraar ku ansixiyay in howlgalka AMISOM ee Soomaaliya uu ka sii shaqeeyo ilaa 31 May 2017.

AMISOM ayaa soo la sameeyay qorshe ay ku wareejinayaan degaanada ay ka taliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu danbeyn AMISOM kala wareegi doona xilla.

Ad

AMISOM waxaa kaloo laga doonayaa inay Shabaab ka saaraan degaanada ay gacanta ku heyso,  dibna u furaan wadooyinka xiran si sahayda iyo gargaarka ay u baahan yihiin, iyadoo ciidamada AMISOM lagu taageeri doono gudashada waajibaakooda.

Guddiga Amaanka Midowga Afrika ayaa dhowaan go’aamiyay in ciidamada AMISOM laga saaro Soomaaliya aakhirka sanadka 2017.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON