Thursday, May 2, 2024

Soomaali lagu eedeeyay Shabaabnimo oo lagu xukumay Jarmalka

Maxkamad ku taala Dalka Jarmalka ayaa Xukun ku riday Muwaadinin Soomaaliyeed, kaas oo lagu eedeeyay in uu ka soo mid noqday ururka Al-shasbaab.

Abshir Axmed oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo heysta dhalashada Jarmalka ayaa maanta lagu riday xabsi dhan 3 sano kadib markii la sheegay in uu tababar la soo qaatay Al-shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Jarmalka ayaa lagu sheegay, in ninkaasi la aaminsanyahay in uu ku biiray Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya sanadkii 2012-kii, islamarkaana tababar dhinaca hubka ah qaatay.

Ad

Abshir Axmed oo ah muwaadin Soomaaliyeed ee xukunka lagu riday ayaa todobaadkan gudihiisa laga qabtay magaaladaFrunkfurt ee dalka Jarmalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON