Friday, May 17, 2024

DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay Dembiyada loo heysto Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo qabtay shir jaraa’id goor dhoweyd ayaa shaaciyey eedeymaha loo heysto Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda, isagoo caddeeyay in lagu heyso fal dembiyeed musuq ah.

Xeer ilaaliyaha ayaa qodobeeyay arrimaha loo heysto Wasiir kuxigeenka Arrimaha dibadda  xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad oo maanta ciidamo loo diray ay ku fashilmeen inay kala soo baxaan xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda.

Kiiska loo heysto wasiirka ku xigeenka waxaa soo diyaariyey Hanti dhowraha Qaranka oo muddo afar bilood ah dabagal ku hayey wasiirka ku xigeenkan, waxaana loo gudbiyey maxkamad, iyadoo kiiskiisa ay hadda gacanta ku heyso Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Ad

HOOS KA DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON