Friday, May 17, 2024

DAAWO: Aabaha dhalay Gabadhii sababtay in la dilo Axmed Dowlo oo caddeeyay inuusan Gabadhiisa bixin

Aabaha dhalay gabadha sabbatay in la dilo marxuum Axmed Dowlo ayaa caddeeyay inuusan bixin gabadhiisa, isagoo dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay gabadhiisa u soo celiso.

Aabe C/llaahi Maxamed Jiinow ayaa sheegay inay been tahay warka lagu sheegay inuu bixiyey gabadhiisa Ruqiya, isagoo ay ka muuqato inuu xanuunsan yahay ayuu muuqaal laga soo duubay ku sheegay inuusan bixin gabadha, taasoo xaalada kiiska murugsan weji cusub u yeeleysa.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON