Thursday, May 2, 2024

Jufo ka tirsan Beesha Murusade oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaankeeda Baarlamaanka Federaalka [Daawo]

Odayaasha, waxgaradka, aqoonyahanada, dhalinyarada iyo qeybaha bulshada beesha Daguuro Maxamed /Foor Culus ee Murusade ayey kalsoonidii kala noqdeen xildhibaankii beeshaasi ee Baarlamaanka Federaalka.

War-saxaafadeed ay soo saereen beesha Daguuro ayaa lagu caddeeyay in xildhibaanad Naciima Maxamed Gacal aysan metelin beesha, isla markaana ay doonayaan inay booskeeda soo buuxiyeen oo ay doortaan xildhibaan meteli kara.

Xildhibaanadda ayay ku eedeeyeen inaysan wax shaqo ah u heynin dadkeeda iyo dowladda Soomaaliya midma, ayna ka qeyb gelin shirarka baarlamaanka oo kursiga ay ka dhigatay mid ay ku adeegsato dano gaara.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON