Friday, May 17, 2024

C/weli Gaas oo shaqada ka eryay 7 Sarkaal oo taageeray Dowladda Federaalka Somalia [Akhriso Magacyada]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidmada Booliiska Puntland oo dhowaan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, iyagoo ku taageeray dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas shaqada ka ceyriyey 7 Sarkaal oo ka mida Ciidamada Daraawiishta Puntland, iyadoo qoraal kasoo baxay madaxtooyada Putland lagu sheegay inay ku kaceen dalal lid ku ah wax loogu yereay jiritaanaka Puntland iyo anshaxa ciidannimo.

Saraakiisha uu shaqada ka eryay Gaas ayaa kala ah:

Ad

1- G/Sare Jaamac Axmed Maxamer (Luujito)

2- G/Sare Maxmed Cali Qase

3-G/Sare Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax)

- Advertisement -

4- G/Sare Cabdirsaaq Aadan Cali (Dhancad)

5- G/Dhexe Cabduqaadir Jaamac Cabdi (Dhalo muro)

6- G/Le Maxamuud Cali Xirsi ( Afgaab)

7- Dhame Cumar Aadan Cabdi (Boolo Boolo)

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON