Friday, May 17, 2024

Xilliga Madaxweynaha Turkiga booqan doono magaalada Muqdisho oo la shaaciyay

Madaxweynaha Turkiga oo dib u dhigay socdaalkii uu ku imaan lahaa magaalada Muqdisho maanta oo jimce ah kadib markii uu geeriyooday Boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla si uu aaskiisa uga qeyb galo ayaa la shaaciyay waqtiga uu imaan doono Muqdisho.

Sida laga soo xigtay mas’uul la socda wafdiga madaxweynaha Turkiga, waxaa la xaqiijiyay in mdaxweyne Ordogan uu imaan doono 25-ka Janaayo oo ku beegan maalinta Axadda ah kadib marka uu booqdo Dalka Jabuuti, waxaan weli xiran wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoo sidaas ahaan doona ilaa Axadda.

ordogen

Ad

Recep Tayyip Erdogan ayaa ka dhex muuqda madaxdii ka qeyb gashay aaska Boqorka Sacuudiga ayaa ku horeyn doona dalka Jabuuti oo ay u qorsheysneyd inuu hore u tago. Wuxuuna ku dhex jiraa socdaalkiisa Afrika oo dalal badan uu ku gaari doono.

Wakaalada wararka Turkiga ee  Anatolia ayaa ka soo xigtay mas’uulka Turkiga ee la socda madaxweyne Ordogan in qorshaha socdaalka uu sidiisii ku socon doona laga bilaabo 25-ka Janaayo.

Goobjooge.com

- Advertisement -

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON