Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ku geeriyootay xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Maryan Cali Abtidoon  (Munashiibiyo).
Wararka aya sheegay inuu soo wajahaay xanuun muddo hayey oo Muqdisho loo keenay, iyadoo lagu dabiibayey mid ka mida isbitaalada magalada Muqdisho oo galabta ay ku geeriyootay, sida ay shaaciyeen ehelkeeda.
Waxa tacsi u diray xildhibaanno iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, iyadoo la bilaabay qabanqaabada aaskeeda oo Muqdisho ka dhacaya.
Warar Xul ah