Wednesday, May 22, 2024

Weerar Bam oo Caawa lagu qaaday mid ka mida guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Banaadir

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa weerar Bam uu ka dhacay degmada Hodon.

Weerarkan oo loo adeegsaday Bam Gacmeed ayaa caawa  Afurka kadib lagu qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim, iyadoo aanay wax qasaare ah geysan.

Weerarkan ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee lagu qaado guddoomiyeyaashii hore ee degmooyinka G/Banaadir oo dhowaan xilka laga qaaday iyagoo hore u sheegay in amnigooda ay u baqayaan.

Ad

 

Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta la weeraray oo ah Guri ku dhow xarunta degmada Hodon.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON