Friday, May 17, 2024

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shirkiisii ugu horeeyay furay

Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo dhowaan xilka loo magacaabay ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shirkiisii ugu horeeyay.

Shirkan ayaa ku saabsan xasilinta Dalka, waxaana ka qeyb galaya wasiiro ka socda  dowlad Goboleedyada dalka, wakiilada Beesha Caalamka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, waxaa kaloo shirka ka qeyb geli doona maamulka Gobolka Banaadir.

Wasiir Sabriye ayaa kadib markii uu xilka la wareegay ku soo beegmay xaalad kacsan oo ka jirt dowladda iyo maamulka G/banaadir, isagoo dhinaca kale qeyb ka ahaa wafdigii madaxweyne Farmaajo ee Galmudug.

Ad

Wasaaradaha xukuumadda Federaalka ayaa shaqada ugu weyn ee ay hayaan ay tahay qabashada shirar kala duwan oo beesha caalamka ay qeyb ka tahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON