Friday, May 17, 2024

Wararkii ugu Danbeeyay Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht ee Dalka Holland & Dad lagu dilay.. [Sawirro]

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo dalka Holland ayaa sheegaya in ugu yaraan 3 qof lagu dilay dad kalena lagu dhaawacay, kadib markii weerar hubeysan lagu qaaday xarun tareen oo ku taalla magaalada Utrecht.

Nin dabley ah ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay weerarka, wuxuuna Booliska magaalada Utrecht sheegay inay falkan u aqoonsadeen mid argagxiiso, isla markaana ay raadinayaan qof iyo wax ka badan oo looga shakisan yahay inay weerarka geysteen.

Waxaa la xiray dhammaan goobta shilku ka dhacay oo ah xarun ku taalla Galbeedka magaalada, waxaana goobta ka baxsaday dadkii falkaasi geysatay oo aan la ogeyn inay yihiin qof iyo inay ka badan yihiin.

Ad

Xaaladda ayaa kacsan, waxaan socda baaritaan ay qeyb ka yihiin ciidaamada la-dagaalama argagixisiada iyo Booliska magaalada Utrecht oo ku taalla bartamaha dalka Holland.

Ra’iisal wasaaraha dalka Holland Mark Rutte ayaa xaaladda ku tilmaamay mid walaac leh, wuxuuna kulan degdeg isugu yeeray hay’adaha amniga.

Emergency services stand at the 24 Oktoberplace in Utrecht, the Netherlands, where the shooting took place
Incident: Emergency services have cordoned off a tram in Utrecht, Holland, where a man reportedly began shooting on Monday morning
Armed police at the scene where a shooting took place, as police say they are considering a terrorist motive
Police forces and emergency services stand at the 24 Oktoberplein as local media reported that counter-terrorism police was present at the scene
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON