Saturday, May 18, 2024

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal culus oo Alshabaab maanta ku qaadeen degmada Qoryooley

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar culus ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Qoryooley, halkaasoo u dagaal qaraar ku dhex marayo ciidamada dowladda.

Dagaalka oo qarxay kadib duhurnimadii maanta ayaa la isu adeegsanayaa hubka waaweyn iyo kuwa fudud, waxaana lagu soo waramayaa inuu weli dagaalku ka socdo degmada Qoryooley oo dhowr jiho ay kasoo weerarreen Alsahbaab.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay maqlayaan qaraxyo iyo hub culus, waxaana iska caabin weyn sameeyay ciidamada xoogga dalka ee halkaasi ee ku sugan degmada Qoryooley.

Ad

Weli sooma bixin qasaaraha ka dhashay dagaalkan, iyadoo Alshabaab ay sheegay inay weerarka ku dishay 3 askari oo la socday Mooto.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON