Wednesday, May 22, 2024

Somaliland oo joojisay tukashada Salaadda Ciida Coronavirus dartiis xilli ay fasaxday Qaadka

Guddiga wacyigelinta ka hortagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku saabsan xaaladda Cudurka Coronavirus ayaa amray inaan Masaajidda iyo fagaarayaasha lagu tukan karin salaadda Ciidul fitriga ee dadku ay guryahooda ku tukadaan.

Go’aanka uu soo saaray guddiga ayaa arrintan sabab looga digay xanuunka safmarka ah ee COVID-19, oo muddooyinkii dambe kiisas badan laga diiwaan geliyey deegaannada kala duwan ee Somaliland.

Guddiga ayaa sheegay in markii ay la kulmeen wasaaradda hormarinta caafimaadka iyo dhaqaatiirta ay iska garteen in la joojiyo isku socodka dadka iyadoo la xirayo goobaha loo Ciid geeyo caruurta, lana furi karin, waxaana ay intaas ku dareen in sidoo kale la joojiyey gadiidka dadweynaha ay raacaan.

Ad

Somaliland ayaa dhowaan dib u fasaxday Qaadka la geyn jiray degaanada maamulkaasi, kadib marki 3 toddobaad xayiraad la saaray.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON