Sunday, May 19, 2024

SAWIIRO: Wafdiga Madaxweyne Farmaajo & Madxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Qardho

Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in wafdigii  uu hoggaamineyay madaxweynaha Soomaaliya uu goor dhoweyd gaaray xarunta degmada Qardho ee Gobolka Bari.

Wafdiga adaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdulaahi Farmaajo waxaa la socda  Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madax ka tirsan Puntland iyo ciidamo fara badan, waxaana si diiran loogu dhoweeyay Qardho oo u diyaar garowday.

Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay soo dhoweynta madaxweyne Farmaajo, wuxuuan barxadda magaalada kula hadlay dadweyne fara badan oo soo dhoweyntiisa isugu yimid.

Ad

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inu kulamo la yeesho odayaasha iyo mas’uuliyiinta degmada Qardho oo hadda ka mida Gobol cusub oo Puntland ay ugu magac dartay Karkaar.

Image may contain: motorcycle, sky, car and outdoorImage may contain: car, sky and outdoor

- Advertisement -

Image may contain: 7 people, people smiling, outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON