Friday, May 17, 2024

Ninkii Weerarka ka geystay dalka Holland oo la Aqoonsaday & Ciidamada oo ku wareegsan [Sawirro]

Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay 3 dhimasho ah iyo 9 dhaawac ah, iyadoo 3 ka mida dadka dhaawaca ah ay xaaladoodu liidato.

Ninka falkan geystay ayaa la aqoonsaday markii muuqaalkiisa laga helay kaamerada CCTV ee goobta falku ka dhacay, waxaana lagu magacaabaa Gökmen Tanis, waana 37 sano jira ku dhashay dalka Turkiga oo dalka Holland ku noolaa.


Ad

Boolis si weyn u hubeysan oo ah ciidamada gaarka ah ee la-dagaalanka argagixisiada ayaa isku wareejiyey guri la sheegay inuu ninkaasi ku jiro, waxaana muuqaalkiisa baahiyay warbaahinta Holland.

DAAWO SAWIRRADA

This photo, released by Utrecht police, shows Turkish-born Gökman Tanis, 37, on the tram's CCTV just minutes before the shooting began at 10.45am this morning

Gökmen Tanis, waana 37 sano jira ku dhashay dalka Turkiga oo dalka Holland ku noolaa. Wuxuu dilay 3 qof isagoo dhaawacay 9 kale.
Video footage from Utrecht shows armed anti-terrorism police surrounding a building where the gunman, or potentially several gunmen, is believed to be located
Several photographs show armed police officers surrounding a building in Utrecht just hours after the assailant fled the scene
A photo shared on social media shows an armed policeman surrounding a building in Utrecht during the manhunt
Video footage filmed just hours after the shooting shows heavily armed anti-terror officers in front of an apartment block some 200 yards from the scene the shooting

Gökmen Tanis, waana 37 sano jira ku dhashay dalka Turkiga oo dalka Holland ku noolaa. Wuxuu dilay 3 qof isagoo dhaawacay 9 kale.
Gökmen Tanis, waana 37 sano jira ku dhashay dalka Turkiga oo dalka Holland ku noolaa. Wuxuu dilay 3 qof isagoo dhaawacay 9 kale.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON