Wednesday, May 22, 2024

Maxkamadda Milateriga oo go’aan ka gaareysa dadka ku eedeysan Qarxintii Diyaaradda Daallo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta  soo gabagabeysay dacwadii loo heystay dad lagu soo eedeeyay  inay ka dambeeyeen qaraxii Diyaarada Daallo Airline ee 2-dii Febraayo 2016 ka dhacay Garoonka Muqdisho.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo muddo laba jeer ah u fariisatay dacwadda loo heysto 14 ruux oo loo heysto  Qaraxii ka dhex dhacay Diyaaradda Daallo, ayaa maanta shaacisay inay soo afjareyso dacwaddaasi.

Go’aanka Dadka eedeysnaa Maxkamaddu ku riday ayaa saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay sheegeen inay dib ka soo sheegi doonaan go’aanka laga gaaray eedeysanayaasha Qaraxa Diyaarada Daallo.

Ad

Dadka u xiran kiiskan ayaa waxaa ka mida saraakiil dhinaca amniga, shaqaale garoonka ka shaqeynaynay iyo dad xiriir la lahaa ninka is qarxiyay.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON