Sunday, May 19, 2024

Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Gaadiidka oo Muqdisho lagu dilay

Khasnajigii Wasaaradda Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cali Caanood ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho isagoo xilligaasi ku sugnaa xarunta wasaaaradda.

Dilka Khasnajiga ayaa la sheegay inuu geystay mid ka mida ilaaladiisa sida ay xaqiijiyeen qaar ka mida shaqaalaha wasaaradda, iyadoo aan la ogeyn sababta ku kaliftay dilka mas’uulka uu ilaalada u ahaa.

Hay;addaha ammaanka ayaa bilaabay baaris ku saabsan dilka C/risaaq Cali Caanood. Wuxuna falkan ka mid yahay falal ay inta badan ku kacaan ilaalada mas’uuliyiinta oo xurguf iyo arrimo kale ay keento inay khaarijiin mas’uulkii ay ammaankiisa ilaalinayeen.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON