Saturday, May 18, 2024

Mareykanka oo shaaciyey Saddex Duqeyn oo lagu qaaday xarumo Alshabaab ku leeyihiin Gobolka Sh/Hoose

Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyey laba duqeyn oo ay ka fuliyeen Xarumo Alshbaab ku leeyihiin deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose.

Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay la kaashadeen dowladda Soomaaliya ay fuliyeen 29-kii bishanDisembar, iyadoo saddex duqeyn fuliyeen, waxaana laba ka mida lala beegsadeen Xarumaha ay Al-shabaab ee Kuunya-Barow iyo Cali Barrow.

AFRICOM waxay sheegtay in duqeynta ku dileen laba ka mida saraakiisha Alshabaab, ayna burburiyeen Laba gaari, sidoo kalena aysan geysan wax qasaare oo dad shacabka ah.

Ad

Madaxa howlgalada Ciidamada Mareykanka ee Africa William Gayler ayaa sheegay in weeraradaasi ay ahaa ahaayeen kuwo qorsheysan, ayna sii xoojin doonaan howlgallada sidan oo kale ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON