Saturday, May 18, 2024

Koox Maleeshiyo Alshabaab ah oo lagu dilay Weerar ay kusoo qaadeen Degaanka Basra

Ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay dileen koox maleesiyo ah oo isku urursaneysay degaanka Basra e degmada Balcad, halkaas oo toddobaadkii hore uu ku dhintay Taliyihii Booliska G/Banaadir Farxaan Qaroole.

19 Maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay Tuulada Muryaale ee u dhaxaysa Basra iyo Balcad, kadib markii maleeshiyaadkani ay xalay isku soo aruursadeen tuuladaas, sida uu sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay heleen xogta kooxdan ayaa waday roondo xiliga uu dagaalku dhacay, waxayna wararku sheegayaan in Alshabaab ay weli dhaqdhaqaaq ka wadaan degaanada u dhaxeeya Balcad iyo Afgooye.

Ad

Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaalkaasi ku dishay 12 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda, ayna dib ula wareegeen degaanada u dhow degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada NISA iyo kuwa Haramcad weerarka looga dilay 9 askari, xilli ay howgal ka wadeen deegaano hoos yimaada degmada Balcad.

- Advertisement -
Ciidamada Dowladda oo ay la socdan AMISOM iyo Diyaarado qabsaday

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON