Friday, May 17, 2024

Isku aadka kooxaha Horyaaladda Yurub oo la sameeyay [Kooxo waaweyn oo isku Group galay]

Isku aadinta qori tuurka kooxaha Koobka Horyaallada Yurub ayaa goor dhoweyd la sameeyay iyadoo kooxo waaweyn ay isku koox noqdeen.

Kooxaha isku Gruop-ka noqday waxaa ugu muhiimsan Juventus iyo Barcelona, halka PSG iyo Bayern Munich ay koox ku wada jiraan. Waxaa iyana Group ku wada jira kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid.

Ad

HOOS KA AKHRISO SHAXDA

Group A: Benfica,  Manchester United, Basel, CSKA Moscow

Group B: Bayern Munich, Paris Saint-Germain, Anderlecht, Celtic

Group C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag,

Group D: Juventus, Barcelona, Olympiacos, Sporting Clube

Group E: Spartak Moscow, Sevilla,  Liverpool, Maribor

Group F: Shakhtar Donetsk, Manchester City, Napoli, Feyenoord

Group G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig,

Group H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham Hotspur, APOEL

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON