Sunday, May 19, 2024

Faahfaahin: Ciidamada Danab iyo Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamaya Koonfurta Gaalkacyo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku qaadeen xarunta ciidamada Danab ee magaaladaasi.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in rasaasta ay istaagtay. iyadoo dagaalku ka dhashay markii ciidamada Danab ay laba qof kala baxeen Gurigiisa oo midkood uu ahaa ganacsade, iyagoo lagu xiray xarunta ciidamada Danab, waxayna maleeshiyada dalbanayaan in lasii daayo labadaasi qof ee ay isku beel yihiin.

Ciidamada Danab iyo maleeshiyada dagaalamay ayaa la sheegay inay hor fadhiyaan, waxaana isbitaalka magaalada la geeyay dhaawacyo fara badan, iyadoo wararku sheegayaan inay jirto dhimasho.

Ad

Waxaa socda waanwaan lagu doonayo in lagu xaliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON