Saturday, May 18, 2024

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Deyn cafin ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis deyn cafin ah oo Soomaaliya looga cafinayo qeybtii Talyaaniga ku lahaa, isgoo ka mida dalalka Paris Club.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxman Ducaale Bayleh iyo Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi ayaa kala saxiixday heshiiskan Deyn Cafinta Soomaaliya.

Heshiiska Deyn Cafinta ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa qeyb ka ah go’aankii dalalka Paris Club ay Soomaaliya uga cafiyeen lacag dhan $ 1.4 Bilyan oo ay Soomaaliya ku lahaayeen sanadkii 2020-kii.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON