Friday, May 17, 2024

DEGDEG: Xildhibaan caan ah, kana tirsan Aqalka sare oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Soomaalya uu ka badbaaday qarax.

Xildhibaan Prof. Cismaam Maxamuud (Dufle) ayaa saaka ka badbaaday Qaraxa ka dhashay miinada nooca dhulka lagu aaso oo loo dhigay meel u dhow goob caafimaad oo uu ka howlgalo degmada Hodon, ee magaalada Muqdisho.

Miinada oo qaraxday xilli uu gaarigii uu la socday marayaya goobtaasi ayaan wax qasaare ah u geystan xildhibaanka iyo dadkii la socday, waxayna ka badbaadeen qaraxaasi.

Ad

Waa isku daygii ugu horeeyay ee lagu bartilmaameedsado mid ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON