Friday, May 17, 2024

DAAWO SAWIRRO: Weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee Muqdisho

Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay weerarka saaka lagu qaaday Hotelka Dayax ee magaalada  Muqdisho oo ku yaala inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa mid xoog leh oo geystay burbur lixaad leh, iyadoo guryo fara badan ay ku dumeen qaraxa, waxaana dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray weerarka oo qaraxyada kadib ay dabley ka tirsan gudaha u galeen Hotelka.

DAAWO SAWIRRADA

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON