Friday, May 17, 2024

DAAWO: Maamulka Gobolka Banaadir oo xaflad soo dhoweyn ah u sameeyay C/raxmaan Faroole

Maamulka Gobolka Banaadirayaa soo qabanqaabiyay xaflad soo dhoweyn ah oo ay u sameeyeen madaxweynihii hore ee Puntland, ahna xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xafladda ayaa ahayd soo dhoweyn si gaara loogu maamusay Faroole oo dhinaca kale ah musharax u taagan xilka madaxweynaha, waxaa kaloo ka qeyb galay xildhibaano badan oo ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON