Friday, May 17, 2024

DAAWO: Dowladda Sweden oo dhistay Dhismaha cusub Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

Waxaa gabagabo ku dhow dhismaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ay maalgelisay dowladda Sweden.

Safiirka Sweden ee Soomaaliya Mikael Lindvall ayaa booqday dhismaha oo heerkii ugu danbeeyay ku jira, isla markaan ah dhisme aad u qurux badan oo si casri loo dhisay.

Dhismihii hore ee Wasaaradda Caafimaadka ee ka soo horjeedka baaralmaankii horeayaa la sheegay in la siiyay dowlad carbeed, taasoo keentay in dhul u dhow KM 0, laga dhiso xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka.

Ad

DAAWO SAWIRRADA

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON