Saturday, May 18, 2024

Amiirka Dalka Qatar oo Diyaarad sida gargaar Caafimaad iyo Gurmad u soo diray magaalada Muqdisho

Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad iyo gurmad u soo diray magaalada Muqdisho.

Diyaaradan ayaa saaka kasoo duushay magaalada Doha ee dalka Qatar, waxaana gargaarka ay sido bixiyey Sanduuqa Horumarinta dalka Qatar, waana diyaaradii labaad ee gargaar ah oo Muqdisho soo gaarta iyadoo taageero u sida dhaawacyadii qaraxii Muqdisho ee dadka badan ku dhinteen.

Dowladaha Qatar iyo Turkiga ayaa kasoo jawaabay baaq degdeg ahaa oo dowladda Soomaaliya u dirtay dalalkaasi si ay gacan uga geystaan Gurmadka dadka ku dhaawacmay qaraxii Ex Kontrol Afgooye.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON