Friday, May 17, 2024

Alshabaab oo Markii ugu horeysay Qaraxyo u adeegsatay dhalinyarro Cabtooy ah & Af-garasho cusub..

Alshabaab oo ah koox diimeed oo qaraxayo lagu hoobtay iyo dagaallo culus ka geysta Koonfurta Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Qaraxyo u adeegsatay dhalinyarro Maandooriyeyaasha isticmaala ee loo yaqaan Cabtooy oo magacayada lagu afgarto ay yihiin kuwo laga soo minguuriyey Gaallada.

Saddex ka mida dhalinyarradan ayaa abaabulay oo fuliyey qarax ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee magaalada Muqdisho 26 Novembar 2018, waxaana qaraxaasi ku dhintay 12 qof, iyadoo ciidamada Amniga ay gacanta ku soo dhigeen dhalinyarradan oo dhowaan maxkamadda ciidamada qalabka sida xukun ku riday.

Sida ay ku dheegeen wareysi ay siiyeen Telefishanka dowladda oo lagu baahiyey barnamijka “Gungaar” waxay uga hadleen noloshooda, sida qaraxu u dhacay iyo abaabulka cidda lahayd, waxaana ka muuqatay inay ka xirfad hooseeyaan is-miidaamiyeyaasha Alshabaab ee caadiga ah, iyadoo adeegsanayey magacyo af-gasho ah oo cusub, sida Xasan Boy, iyo Istiin Boy.

HOOS KA DAAWO

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA QARAXA

SIDA LOO QABTAY DARAWALKA GAARIGA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON