Saturday, May 18, 2024

AKHRISO SHAXDA: Isku aadka kooxaha Horyaallada Yurub oo Caawa la sameeyay

Waxaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay isku aadka koobka horyaallada Yurub oo 32 kooxood loo qeybiyay 8 Group, iyadoo ila 3 koox ay yhiin kuwo adag oo ay kooxo waaweyn isku aadeen.

SHAXDA ISKU AADKA KOOBKA HORYAALLADA YURUB HOOS KA AKHRISO

Group A: Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Monaco, Club Brugge

Group B: Barcelona, Tottenham, PSV, Inter

Group C: PSG, Napoli, Liverpool, Red Star Belgrade

Group D: Lokomotiv Moscow, Porto, Schalke, Galatasaray

Group E: Bayern Munich, Benfica, Ajax, AEK Athens

Group F: Manchester City, Shakhtar Donetsk, Lyon, Hoffenheim

Group G: Real Madrid, Roma, CSKA Moscow, Viktoria Plzen

Group H: Juventus, Manchester United, Valencia, Young Boys

Kooxaha B, C iyo H ayaa ah kuwa ugu adag, waxaana si gaara isha loogu hayaa, iyadoo kooxo culus ay isku soo aadi doonaan.

Ad

Weeraryahanka sanadka waxaa loo magacaabay: Christiano Ronaldo -Real Madrid

- Advertisement -

Laacibka khadka dhexe ee sanadka waxaa ku guuleystay Luka Modrid -Real Madrid, waxaa kaloo xiddiga Yurub loo magacaabay xiddiga Qaaradda Yurub ugu fiican.

Difaaca sanadka waxaa ku guuleystay: Sergio Ramos: -Real Madrid

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON