Thursday, April 24, 2025

Diyaarad uu leeyahay Milateriga Itoobiya oo burburtay & Dadkii saarnaa oo Geeriyooday

Saraakiil sare iyo askar gaareysa 18 qof ayaa dhintay, ka dib markii diyaarad helikobtar uu milaterigu Itoobiya leeyahay ay ku burburtay duleedka caasimadda Itoobiya e Addis Ababa.

Dhammaan dadkii saarnaa diyaaradda ayaa la sheegay inay dhinteen oo aanay jirin cid  ka badbaaday shilkaas. Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in dayaaradda milateri ay ka soo duushay magaalada Diri-dhabe ee bariga Itoobiya oo ay kusii jeedday magaalada Addis Ababa markii ay ku dhacday Bariga Shoa ee gobolka Oromia.

Warar deegaanka laga helayo waxay sheegayaan in 15 askari iyo seddex qof oo rayid ah ay saarnaayeen. Sababta shilka dhalisay weli lama ogaan, laakin saraakiil sare ayaa sheegaya in baareyaasha iyo kooxaha baadigoobka iyo samata bixinta loo diray halkaas.

Ad

Burburka dayaaradda Helikobtarka

Burburka dayaaradda Helikobtarka

Burburka dayaaradda Helikobtarka

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON