Sunday, May 19, 2024

AKHRISO: Magacyada Shan Musharax oo la guddoonsiiyey Shahaadooyinka Mushraxnimada Guddoomiyaha Baarlamaanka

Guddoomiyaha Gudiga Qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in maalintii koowaad ay diiwaan geliyeen shan musharax oo u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gudiga qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Nuur Iidow Beyle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in is-diiwaan gelinta musharixiinta ay si wanaagsan ku bilaabatay, wuxuuna ku wargeliyay Xildhibaanada musharxiiinta ah ee aan weli is diiwaan gelin in ay heystaan oo keliya maalinta ah beri ah.

Musharaxixiinta maanta shahadooyinka la guddoonsiiyay waxa ay kala yihiin:-

Ad

1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarrow

2- Xildhiban Sheekh Cali Sheekh Maxamed

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)

- Advertisement -

4 – Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5- Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe)

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON