Saturday, May 18, 2024

Xildhibaan ka tirsan Barlamanka Somaliya oo ka badbaaday Weerar lagu qaaday Gurigiisa

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya ayaa ka badbaaday weerar lagu qaaday gurigiisa, magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa loo adeegsaday Bam gacmeed, kaasoo lagu beegsaday Hoyga Xildhibaan Jibriil C/rashiid Xaaji oo kuyaalla xaafada Taleex ee degmada Hodan, waxayna dhalisay khasaaro dhaawacyo ah oo soo gaaray qaar kamid ah ilaalada Xildhibaanka.

Weerarka kadib waxaa goobta gaaray ciidamo katirsan Booliiska saldhiga degmada Hodan, mana jorpo wax war ah oo laga soo saaray cid loo qabtayn weerarkan.

Ad

Xildhibaanka Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii lagu soo doortay magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo, mana jirto ilaa hdada cid sheegatay masuuliyadda weerarkaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON