Sunday, May 19, 2024

Wasiirkii ugu horeeyay Xukuumadda Federaalka Somalia oo booqasho ku maraya Gobolka Sanaag [Sawirro]

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan degaanada maamulka Puntland ayaa noqonaya wasiirkii ugu horeeyay ee xukuumadda federaalka ee booqda Gobolka Sanaag.

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo degaanka Buro wadal ee Gobolka Sool uga qeyb galay caleemo saarka ugaas C/llaahi Ugaas Ciise ayaa lagu wadaa in maanta isaga iyo wafdigiisa ay booqdaan degaanada Badhan, Dhahar iyo dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo.

Wuxu noqonaya Masuulkii ugu horeeyay ee heer Federaal ah oo booqanaya Gobolka Sanaag oo u kala qeybsan maamullada Puntland iyo Somailand, waxayna labada gobol ee Sool iyo Sanaag ka mid yihiin degaanada ay isku heystaan labada maamul.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON