Sunday, May 19, 2024

Wasiir Odowaa oo farageliyay dhul la isku heyso degmada Hodon & amar uu diiyay Duqa Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha SoomaaliyaC/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa  ayaa faragelin ku sameeyay dhul la isku heyso oo ku yaalla degmad Hodon ee magaalada Muqdisho.

Warqad qoraal ah oo uu soo saaray Wasiir Odowaa ayaa lagu amray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inaan la burburin karin Dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsiga Sare Banaadir ee Degmada Hodan.

Arrintan ayaa la sheegay inay gacanta  ku hayeen maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo gudi qaabilsan arrimaha muranka dhulka, waxaana faragelinta wasiirk ka timid loo arkaa mid  xadgudub ku ah hay’adaha gobolka Banaadir.

Ad

AKHRI QORAALKA WASIIRKA

Warqad_Odowaa

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON