Sunday, May 19, 2024

Wasiir Odowaa: “Annagu Hiiraan laba gobol kama dhigi karno, maxaa yeelay….” [DHAGEYSO]

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya  C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay inay ka jawaabeen cabashooyinka reer Hiiran ee ku saabsan in gobolkaasi laga dhigo laba gobol.

Isagoo ka hadlayay TV-da dowladda ayuu wasiirku sheegay in Dastuurka dalka ay ku qoran tahay 18 Gobol oo aanay suuragal ahayn inay sameyeeen gobol kale, ayna ka jawaabeen cabashada odayaasha reer Hiiraan iyo dacwooyinka ay soo gudbiyeen.

Wasiir Odowaa ayaa sheeaciyay inay dib ugu laaban doonaan magaalada Jowhar oo dib loo ababuli doono shirkii maamul u sameynta labada gobol.

Ad

DHAGEYSO CODKA WASIIRKA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON