Friday, May 17, 2024

Turkiga oo Qalab Caafimaad ugu deeqday dalalka Ingiriiska, Italy, Spain iyo dalal kale.. (Sawirro)

Dowlada Turkiga ayaa deeq Qalab caafimad ah u dirtay dalka UK oo ka mida dalalka uu sida weyn u saameeyay cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus.

Diyaarad nooca xamuulka ah oo ay leeyihiin milateriga Turkiga ayaa gaartay dalka Ingiriiska, kadib markii uu amar ku bixiyey Madaxweynaha Turkiga in deeqdaas caafimaad loo diro UK, waxayna ka kooneyd Dharka ay xirtaan dhaqaatiirta, Masagarada N95 ee shaqaalaha caafimaadka adeegsadaan, gacmo-gashiga iyo qalab kale.

Turkiga ayaa ka mida dalalka qalabka caafimaad ee lagula dagaalamayo Coronavirus u diraya dalalka dibadda, wuxuuna taageero noocan oo kale ah oo qalab caafimaad ah hore u gaarsiiyey dalalka Serbia, Bosnia, Montenegro, North Macedonia, iyo Kosovo iyadoo horena taageero kale ugu diray dalalka Italy and Spain.

Ad

Turkey delivers medical aid to UK to help fight virus
Image
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON