Thursday, May 2, 2024

SAWIRRO: Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha oo Saaka Muqdisho lagu soo dhoweeyay

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiirka Cabdi Maxamed Zabriye oo shalay uu magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa saaka kasoo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana ku soo dhoweeyay wasiiro, guddoomiyaha Gobolka Banaadir, odayaal iyo dadweyne.

Waxaa soo dhoweynta wasiirka cusub u tegay garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde Wasiirada Boostada iyo isgaarsiinta, Warfaafinta, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo xubno kale, iyadoo loo qaaday xafiiska Ra’iisal wasaaraha.

Ad

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON